B+S News
B+S Adressen
 
B+S Soziale Dienste Nds. GmbH & Co. KG
Claus-von-Stauffenberg-Weg 1b
21684 Stade
Telefon: +49 4141 78 68 0 - 0
Telefax: +49 4141 78 68 0 - 69
Zentrale@Betzin-Schmidt.de

B+S Soziale Dienste FHH GmbH & Co. KG
Diagonalstraße 41
(Eiffestraße 632)
20537 Hamburg
Telefon: +49 40 20 97 88 81
Telefax: +49 40 2097 8878
Info@Betzin-Schmidt.de

B+S Service GmbH
Claus-von-Stauffenberg-Weg 1b
21684 Stade
Telefon: +49 4141 78 68 0 - 0
Telefax: +49 4141 78 68 0 - 69
Zentrale@Betzin-Schmidt.de

B+S Soziale Dienste gGmbH
Diagonalstraße 41
(Eiffestraße 632)
20537 Hamburg
Telefon: +49 40 20 97 88 81
Telefax: +49 40 2097 8878
Info@Betzin-Schmidt.de

Waxqabadka Shirkada B+S xanaanaynta Bulshada

kadib labaatan sano kasoo shaqaynta Caafimaadka iyo arimaha bulshada waxa muhiim
ah caawinta Ciyaalka iyo Dhalinyarta kadib qodobka 30,31,35 iyo 35a ee Buuga sharciga
Bulshada ahna wax qabadka ugu badan ee Shirkada B+S xanaanayta Bulshada.
xiliga hada ah waxay idiin soo bandhigaysaa ilaa 30 Guri isu geyn 70 boos leh ee ku yaal
Magaalada Hamburg taasoo suurtagalinaysa Dhalinyarta iyo Dhalinyarta qaangaarka ah
inay si joogto ah uga helaan xanaanayn guud iyo mid kalikali ahba kadib qodobka 35 ee
Buuga sharciga Bulshada 8 iyo sidoo kale caawinta qoysaska si kormeer ah kadib
qodobka 31 waxaa kaloo intaa soo raaca la dhinac istaaga waxbarida marka laga so xigto
qodobka 30 ee Buuga sharciga Bulshada 8 in lagu xanaaneyo. waxaa kaloo intaa soo
raaca xanaanaynta Bulshada maskaxiyan wax u qaba ayadoo lala xoogsanayo Buuga
sharciga Bulshada 12 ahna la xoogsi bandhigeedka Shirkada B+S xanaanaynta Bulshada
isweheshiga sharciyeysan kaasoo aad iyo aad muhiim ugu noqday meelaha qaar sida
guud ahaan Magaalo xafadeeda Hamm.
intaa kadib waxay Shirkada B+S xanaanaynta Bulshada Nds. isweheshiga shakhsiyadeed
ee dato ku taal Magaalada Hamburg uga gudubtay B+S xanaanaynta Blushada
magaalada Buxtehude.
Shirkada B+S xanaanaynta Bulshada Nds. isweshiga shikhsiyadeed, oo fadhigeedu yahay
Dagmada Stade Ottenbeck, waana Gobolka Stade iyo Buxtehude waxana intaa soo raaca
xubinta kormeerka wax ku xanaanaysa kadib qodobka 27 ee Buuga shrciga Bulshada 8
iyo qaybta caawinta Qoysaska ee qodobka 31 Buuga sharciga Bulshada 8 iyo la dhinac
istaaga waxbarida kadib qodobka 30 Buuga sharciga Bulshada 8, sidoo kale xanaanaynta
joogtada ah mid guud iyo mid kalikali ahba kadib qodobka 35 ee Buuga sharciga Bulshada
8, ilaa 15 Guri oo ka kooban 30 boos iyo sidoo kale meel lagu xanaaneyo ilaa 60
dhalinyaro aan waaridkood la socon ee qoxooti ah kadi qodobka 42 Buuga sharciga
Bulshada 8 iyo sidoo kale dhinaca isdhexgalka kadib qodobka 53/54 ee Buuga sharciga
Bulshada 8 si firfircoon.